Iskushuban,09/julaay/ 2024 shirkada qodista ceelasha iyo dhismayaasha casriga ah ee Aboor Water and Construction Company ayaa ka bilowday deeganka Kobriyaad Ee degmada Iskushuban Ceel biyood riig ah
Kobriyaad oo baahi biyood ka jirtay ayaan nasiib u yeelatay ay shirkada Aboor u qodo celkaan oo ay mal gelinayaan (Lions Clubs sweden and LICf)
Aboor waxaa ka go’an ka shaqaynta iyo daboolida baahiyaha biyaha ee deeganada somalidu degto waxayna alle uga baryaysaa inuu ku asturo oo biyo laga hello deegaanka kobriyaad.
Dhammaad.




